"eeg rajee."
Wadaag:
eeg rajee. ld rejeyn.
m.f.dh
Wiil yar oo hooyadii dhimatay.
m.l
Gabar yar oo hooyadeed dhima tay.
m.dh
eeg ray.
ld rajannimo.
(-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
/dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
eeg fajee. ld fajays.
eeg rasee. ld rasays.
eeg rabbee.
eeg raamee.
eeg rablee. ld rable (1).
eeg raaxee. ld raaxo (2).
eeg rabshee. ld rabshadayn, rabshid.
eeg raandee. ld randays.
Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay.
Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo.