Qeexid

Dhagax ku dilidda qof sinnaystay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rajmi oo kali ah:
  • Xukunno isugu jira Qisaas, Rajmin iyo Tacsiir oo Maanta Ururka Xisbul Islaam ka fuliyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.
  • Xukunno isugu jira Qisaas, Rajmin iyo Tacsiir oo Maanta Ururka Xisbul Islaam ka fuliyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.