Qeexid
"Dhagax ku dilidda qof sinnaystay."
"Dhagax ku dilidda qof sinnaystay."
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Qof nikaax xalaal ah soo maray oo sinaystay dhagax ku dilid.
f.g1
Wadaag:
(-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
m.dh
Wadaag:
/dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
m.l
Wadaag: