Qeexid
"Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar."
Qeexid Kale
Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
Qeexid Xigta
Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah.
"Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar."
Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah.
Wadaag:
(-do, m.l) (fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis.
m.dh
Wadaag:
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
m.dh
Wadaag:
Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xoolo biyo ka kamiin jabiyey mar labaad cabbid.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood.
Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo.
Dad gaadiid raacay.
m.l
Wadaag:
Neef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Nafley, dhib badan la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Rakaab gaadiid ku rarasho.
Qof gaadiid fuulid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Raad baarid, raadraacid.
Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m.l
Wadaag: