Qeexid
"(-do, m.l) (fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis."
"(-do, m.l) (fiis.) Summad f. Dhakhsaha celcelinta dhacdo hable. Tirada meertada ama wareegga hir ama walhasho ama gariir ee halkii seken ayaa lagu tibaaxaa heertiis (wareeg halkii seken). eeg Heertis."
Wadaag:
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
m.dh
Wadaag:
Xoolo biyo ka kamiin jabiyey mar labaad cabbid.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Xoolo biya cabbay mar kale ka dherjin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar.
Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah.
Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
m.l
Wadaag:
Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood.
Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo.
Dad gaadiid raacay.
m.l
Wadaag:
Rakaab gaadiid ku rarasho.
Qof gaadiid fuulid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel usocdaalid ama u kicid.
(f.mg) Ku a.: waxwax kale u dhigmid.
(f.mg) Ku aa.: cuntocabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku aa.:wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.5. (f.mg) Ku aa.: meel aadisteeda wax uadeegsasho.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Rah.
Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m.l
Wadaag:
Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Meel ciriiri ah.
m.dh
Wadaag: