Qeexid
"eeg rakib."
"eeg rakib."
Wadaag:
Qalab xubnihiisu kala daadsan yihiin ama isku daadsanyihiin la isku xirxiro.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Shay xubnihiisu kala daadsan yihiin isku xirxirasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Qalab, wax la rakibay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Rah.
Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m.l
Wadaag:
Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Meel ciriiri ah.
m.dh
Wadaag: