Qeexid
"Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof)."
[-cay, -cday]
rakooc2 ay
rakooc2 day
f.mg1"Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof)."
Wadaag:
Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.
m.l
Wadaag:
Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Meel ciriiri ah.
m.dh
Wadaag:
Rah.
Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m.l
Wadaag: