Qeexid
(-byo, m.dh) Awr fuullimaad loo jarabaray.
(-byo, m.dh) Awr fuullimaad loo jarabaray.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld rukuuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rukuuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Ciidan rakuubta gaadiid sada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld rukuucid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld rukuuc-san.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo.
Qeexid Xigta: Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Qeexid Xigta: Meel ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rah.
Qeexid Xigta: Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld rukuucsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qalab xubnihiisu kala daadsan yihiin ama isku daadsanyihiin la isku xirxiro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld rukuucsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]