Qeexid
"ld rukuuc1."
"ld rukuuc1."
Wadaag:
/dh (-co, m.l/dh) Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc1.
m.l
Wadaag:
Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.
m.l
Wadaag:
Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Meel ciriiri ah.
m.dh
Wadaag:
Rah.
Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m.l
Wadaag: