Qeexid
"ld rukuuc2."
[-cay, -cday]
rakuuc2 ay
rakuuc2 day
f.mg1"ld rukuuc2."
Wadaag:
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo.
Meel ciriiri ah.
m.dh
Wadaag:
Rah.
Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.
m.l
Wadaag: