Qeexid
"Bisha dadka muslimiinta ahi soomaan."
"Bisha dadka muslimiinta ahi soomaan."
Wadaag:
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
f.mg4
-dnaa,-dnayd
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
Qori weyn oo la shito.
Cinjir; rabar.
Faalka dhulka lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu.eb
Wadaag:
Saabka weelasha qaarkiisa kore.
Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.
m.l
Wadaag:
Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
m.l
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
Go'aan maxkamadeed oo max kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan.
m.l
Wadaag:
Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.
Geedka dharkeynka.
m.dh
Wadaag: