Qeexid
"Ramal dhigid."
[-leeyay, -leysay]
ramale eeyay
ramale eysay
f.g2"Ramal dhigid."
Wadaag:
Qori weyn oo la shito.
Cinjir; rabar.
Faalka dhulka lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f.g
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid.
Timo haween si rable ah u samayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
m.l
Wadaag:
Rabrab u ordid (nafley).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag: