Qeexid
"Ciyaar turub (shamboolo, beecshuro iwm) oo qofkii booleystay intii laga rabay in ka yar qabta."
"Ciyaar turub (shamboolo, beecshuro iwm) oo qofkii booleystay intii laga rabay in ka yar qabta."
Wadaag:
Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
m.l
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag:
Qori weyn oo la shito.
Cinjir; rabar.
Faalka dhulka lagu dhigo.
m.l
Wadaag: