Qeexid
"Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso."
[-maday, -matay]
ram aday
ram atay
f.g3"Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso."
Wadaag:
Dhul daaqa xoolaha ku wanaagsan oo ciid cad, jilicsan leh.
eeg raan.
m.dh
Wadaag:
Qori weyn oo la shito.
Cinjir; rabar.
Faalka dhulka lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
m.l
Wadaag:
ra'iisalwasaare m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Wadaag:
ra'yiyee f.g/mg2 1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Ciyaar turub (shamboolo, beecshuro iwm) oo qofkii booleystay intii laga rabay in ka yar qabta.
m.l
Wadaag:
ra'yi m.l (aaraa', m.dh) Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.
Wadaag: