Qeexid
"Wax qiimaha lagu gado hoos u dhigid."
[-iyay, -isay]
raqiis yay
raqiis say
f.g2"Wax qiimaha lagu gado hoos u dhigid."
Wadaag:
R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay.
R. ah: hadal murti iyo macno yar.
m.l.kh
Wadaag:
Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof).
Xoolo biyo waran cabbid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.
m.l
Wadaag: