Qeexid
"Orod tartiib ah oo gammaanku sameeyo. ld ragle."
"Orod tartiib ah oo gammaanku sameeyo. ld ragle."
Wadaag:
Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.
m.l
Wadaag:
Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof).
Xoolo biyo waran cabbid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(-qday, -qadday; -qdi) Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.
f.g1
Wadaag:
Geed dheer, caleemo yaryar, oo dhalo miro quullaha u eg oo dhanaan; xamar.
Miraha geedka raqayga.
m.l
Wadaag:
ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa.
Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Badar wax la raqday ahaansho. ld radqan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof qaylo iyo dhib badan.
Qof aan waxba haysan.
Nin xishood yar.
m.l
Wadaag: