Qeexid
"Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm."
Qeexid Xigta
Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus1.
"Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm."
Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus1.
Wadaag:
Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay.
R. ah: hadal murti iyo macno yar.
m.l.kh
Wadaag:
Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.
m.l
Wadaag:
Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof).
Xoolo biyo waran cabbid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: