Qeexid
"Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus2."
[-say, -stay]
raquus2 ay
raquus2 tay
f.g1"Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus2."
Wadaag:
Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm.
Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus1.
m.l
Wadaag:
Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
m.dh
Wadaag:
Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Biyo hoos u quusid. ld maquus2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.
m.l
Wadaag:
Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof).
Xoolo biyo waran cabbid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: