Qeexid
"Xanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado."
"Xanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado."
Wadaag:
Rara gubyo dareemid (awr).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Faraha gacanta ama lugta oo gubta.
Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
m.dh
Wadaag:
Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Gaadiid wax culaab la saaray noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Cunto raran ku bislaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: