Qeexid

"Ciid kulul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raran oo kali ah:
  • Kooxaha Burcad badeedka waxay afduubka u geystaan Maraakiibta u raran ganacsatada iyo kuwa mara Biyaha Soomaaliya, taasi ayaana kentay in Maraakiibta Dagaalka ay ilaalinayaan Gar gaarada Qaramada Midoobey maraakiibta u sida.
  • Gawaadhidaas oo mid ka mid ah ay raran jirtay gaaladda dhulka fadhaa, waxa dhacsi ku furtay adhi jir deganayd Bali cabane.