Qeexid
"Cunto raran ku bislaysasho."
[-saday, -satay]
rarans aday
rarans atay
f.g3"Cunto raran ku bislaysasho."
Wadaag:
Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Gaadiid wax culaab la saaray noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax faa'iideysasho ama badsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef geel ah kicid isku dayid.
Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: