Qeexid Xigta

ld raris, rarmo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rarid oo kali ah:
  • Wasiir ku-xigeenka dekadaha oo ka hadley rarida birahaan ayaa tibaaxey in birahaan lagu rarayo waraaq ka soo baxdey xafiiska Ra'isal Wasaare Geedi isaga oo sheegey in birahaan yihiin kuwa Scrap ah oo faa'ido u laheyn dekada.
  • Hadii uu rabbi xukmo dawladda reer miyigu waxay yeelan doontaa lacag laga sameeyey dhogorta idaha, dharkana waxaanu ka samayn doonaa maydhaxda geedaha Qararida iyo Faaraxoodka.