Qeexid
"Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado."
Qeexid Xigta
ld.
"Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado."
ld.
Wadaag:
ld rarrab (2).
Orod boodbood ku jiro oo xoolaha iyo ugaartu sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
Ku r.: Wax, meel ku cadaadin.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-byo/-biin, m.dh) Qof tijaabooyin badan waayo-aragnimo ku kasbaday.
m.l
Wadaag:
Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul.
Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.
Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
m.l
Wadaag: