Qeexid
"Ku r.: Wax, meel ku cadaadin."
[-bay, -btay]
rarriib2 ay
rarriib2 tay
f.mg1"Ku r.: Wax, meel ku cadaadin."
Wadaag:
Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado.
ld.
m.dh
Wadaag:
Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: