Qeexid
"Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee."
[-seeyay, -saysay]
rasaase eeyay
rasaase aysay
f.g2"Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee."
Wadaag:
Alaab si habaysan isu dul saarid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Xabbad.
Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.
m.dh
Wadaag:
Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.
f.mg2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Alaab si habaysan isu dul saarasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: