Qeexid
"Alaab si habaysan isu dul saarasho."
[-stay, -satay]
rasays tay
rasays atay
f.g3"Alaab si habaysan isu dul saarasho."
Wadaag:
Nafley cudur ka bogsasho.
Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Habka la isu dulsaaro alaabo.
m.dh
Wadaag:
Raan yeelasho (qof ama geed).
Qof maskaxda wax uga dhimanyihiin noqosho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nolol raaxo leh ku noolaansho.
Nasasho; daaltirasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaarsasho.
Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax inay shar leeyihiin aaminid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley cayrsasho.
Wax raadsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xabbad.
Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.
m.dh
Wadaag:
Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-myo, m.dh) (bot.) Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.
m.l
Wadaag: