Qeexid
"Alaab si habaysan isu dul saarid."
[-seeyay, -saysay]
rase eeyay
rase aysay
f.g2"Alaab si habaysan isu dul saarid."
Wadaag:
Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m.dh
Wadaag:
Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Habka la isu dulsaaro alaabo.
m.dh
Wadaag:
Wax qarin, wax xas ku ridid.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Wax midab cas u yeeelid.
Kabo buraash marin.
Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: