Qeexid

"Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm."

Qeexid Kale

R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.

Qeexid Xigta

Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine