Qeexid
"R. ah: shaah caleenta iyo sonkortuba ku badan yihiin."
"R. ah: shaah caleenta iyo sonkortuba ku badan yihiin."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.
m.l
Wadaag:
Magacyada Eebbe mid ka mid ah.
R. ah: qof naxariis badan. ld raxiim.
m.l
Wadaag:
Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m.dh
Wadaag:
Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Habka la isu dulsaaro alaabo.
m.dh
Wadaag:
Qof aan nadaafadda ku dadaalin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: