Qeexid

"R. ah: wax dhab ah."

Qeexid Xigta

R. ah: wax tayo wanaagsan.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“War r. ah baa la ii soo sheegay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate