Qeexid
"U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho."
[-bnaa, -bnayd]
ratiban naa
ratiban nayd
f.mg4"U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho."
Wadaag:
Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qalab, wax la rakibay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo.
(- byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib1 (1).
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabay sanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqod-ka dambe ee ilayska.
m.l
Wadaag:
Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho.
Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag: