"Nooc ka mid ah xarkaha doonyaha."
Wadaag:
Wax cumrigooda dheerayn.
Wax daahin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg raaji. ld raajis.
m.f.dh
ld raajin.
m.l
Hawl-maalmeed wakhtigeedii dhamaaday ka nasasho tegid.
f.mg1
-xay, -xday
(-xyo, m.dh) Dhul bannaan oo sarreeya dhagaxna leh.
eeg rawax2.
Xilliga shaqada laga baxo.
m.dh