"(-xyo, m.dh) Dhul bannaan oo sarreeya dhagaxna leh."
Wadaag:
Hawl-maalmeed wakhtigeedii dhamaaday ka nasasho tegid.
f.mg1
-xay, -xday
eeg rawax2.
m.f.dh
Xilliga shaqada laga baxo.
m.dh
(-xyo, m.dh) Qaylo dheer.
m.l
Nooc ka mid ah xarkaha doonyaha.
m.dh.u