Qeexid
"Xilliga shaqada laga baxo."
"Xilliga shaqada laga baxo."
Wadaag:
Hawl-maalmeed wakhtigeedii dhamaaday ka nasasho tegid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena.
Babbis.
Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
m.dh
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.
m.l
Wadaag:
Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: