Qeexid
"Hanti. “Reer iyo r. ma leh”; xoolo la dhaqdo."
"Hanti. “Reer iyo r. ma leh”; xoolo la dhaqdo."
Wadaag:
Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax gaaban leh qodxo dhaadheer oo xooggan, diir cad iyo xanjo.
m.dh
Wadaag:
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m.l
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.
Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.
f.mg1
-xmay, -xantay
Wadaag:
Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin.
ld qaxmid.
m.l
Wadaag:
Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho.
Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho.
Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.
f.mg1
-xmay, -xantay
Wadaag:
(-xmay, -xntay; -xmi) Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan1.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Laba loox oo xalleefyo ah oo mar la isgelin karo marna la kala bixin karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.
m.l
Wadaag: