Qeexid
"(-syo, m.dh) Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2)."
"(-syo, m.dh) Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2)."
Wadaag:
Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri.
ld rayiis.
m.l
Wadaag:
Shacbiweynaha aan askarta ahayn.
Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.
m.l.u
Wadaag:
Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho.
Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
f.mg2
-yay, -ysay
Wadaag:
Nafley cudur ka bogsasho.
Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: