Qeexid
"Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri."
Qeexid Xigta
ld rayiis.
"Nin xirfaddiisu tahay jaridda iyo habaynta timaha; baarbiyeeri."
ld rayiis.
Wadaag:
(-syo, m.dh) Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).
m.l
Wadaag:
Shacbiweynaha aan askarta ahayn.
Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.
m.l.u
Wadaag:
Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho.
Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
f.mg2
-yay, -ysay
Wadaag: