Qeexid

"(f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid."

Qeexid Kale

(f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.

Qeexid Xigta

(f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.

Wadaag: