Qeexid
"Fal samayntiisa la xaaraantinnimeeyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
reebban aa
reebban ayd
f.mg4"Fal samayntiisa la xaaraantinnimeeyey ahaansho."
Wadaag:
Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.
Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Magac xiddig dadku sharaystaan.
Qof dhasha xilliga xiddigga reebanti uu muuqdo.
m.dh
Wadaag:
Wax la bixinayo qaar la harid.
Wax fal xun ka celin.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
(f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
(f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
(f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Hambo.
m.l
Wadaag:
Dhul wax roob helay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho.
Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Ka r.: cid fal xun oo ay samayn jirtay ka waantoobid.
f.mg1
Wadaag:
Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.
Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
m.l
Wadaag: