Qeexid

"ld reebid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reebis oo kali ah:
  • Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne) oo ah Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS oo ka mid ah sagaalka urur ee Guddida Diwaangelintu shaaciyey inay ku hadheen tartanka kala reebista ururrada cusub ee siyaasadda.
  • Waxa uu kaga hadlaa Sugaantiisa Jacaylka,Waanada, Wacdiga,Wanaag farista iyo Xumaan reebista.