Qeexid
"Waran, ul, fallaar iwm dalfin."
[-iyay, -isay]
reec yay
reec say
f.g2"Waran, ul, fallaar iwm dalfin."
Wadaag:
Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.
Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
(f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
(f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la bixinayo qaar la harid.
Wax fal xun ka celin.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Hambo.
m.l
Wadaag:
(muus.) Durbaan weyn.
(c.nafl.) Xuub yar oo u dhexeeya dhegta qaybteeda sare iyo midda hoose.
m.l
Wadaag:
Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc.
Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal.
Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin1.
m.l
Wadaag:
(-eemay, -eentay; -eemi) Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin2.
f.mg1
Wadaag:
Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.
Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: