Qeexid

"(-do, m.l) Dhinac; gees; baal; dhan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reed oo kali ah:
  • Ciyaarahaan waxaa marti galisay Dowladda Puntland maadaama ay ka taliso dhul nabdoon oo inta badan ka badbaaday dagaaladii sokeeye iyo kuwii ugu dambeeyey ee ka dhacay Dalka Somaliya gaar ahaan gobollada koonfureed.
  • Warar lagu kalsoonyahay oo laga helayo Il-wareedyo ku dhow Madaxtooyada Villa-Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynuhu sidoo kale tegi doono Dalka Masar..