Qeexid

"Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys."

Qeexid Xigta

Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine