Qeexid

"Dadka miyiga ku nool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reermiyi oo kali ah:
  • Sidoo kale Dadka ayaa sheegaya in labada Oday ahaayeen dad reermiyi ah oo lug ku marayey wadada Warshadaha, waxaana da'doodi lagu qiyaasay in ay u dhaxeeysay 50 jiro---60 Sano jir.
  • Bishii August, 1974 ugu yaraan 20,000 macalin Soomaali ah ayaa ka qaybgalay ololihii horumarinta reermiyiga.