Qeexid
"Reermiyi ahaansho."
"Reermiyi ahaansho."
Wadaag:
Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.
Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
m.l
Wadaag:
Dadka intiisa magaalooyinka ku nool.
R.ah: qof ilbax ah. ld reermagaalo.
m.l.u
Wadaag:
Dad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura.
m.l.u
Wadaag:
Dhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan kadimadooda iyo dhyohooda laba gobol oo cimiladoodu kala duwantahay. Gobollada buuraleyda ah xoolaha waxa laga kaxeeya daaq-buuredka jiilaalkii waxaana dib loogu soo celiyaa xagaaga.
m.l
Wadaag:
Dad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.
m.l.u
Wadaag: