"eeg reyree. ld reynreyn."
Wadaag:
eeg reynree. ld reyreyn.
m.f.dh
ld reynree.
f.mg2
-reeyay, -reysay
ld rajayn.
m.dh
Farxad iyo barwaaqo ku noolaad. ld reyree.
ld heeryeyn.
Silig shaqab ah oo sariiraha lagu sameeyo.
Miro kuuskuusan oo miraha gobka ka yara weyn leh midab madow oo dharka lagu dhaqan jiray.
m.l