Qeexid

"rh faktar m.l (-ryo, m.dh) (baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rh oo kali ah:
  • Xibul Islam iyo Al-shabaab oo maanta ah hal koox, ayaa horay waxaa u dhexmaray dagaalo ay awooda iyo dhulka ku kala qabsanayeen, iyadoo Xisbul Islam laga saaray dhowr degmo oo ay awood ku lahaayeen sida Kismaayo, Baladweyne iyo Buurhakaba oo u dambeysay.
  • Saraakiishaan u hadashay AMISOM waxa ay sheegeen in ay ka warhayaan in dhinacyada Dowlada Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Midowga Afrika ay diyaariyeen Baabuur ay ka buuxaan Walxaha Qarxa,kuwaasi oo dhawaan Magaalada loo kala diraayo.