Qeexid
"ri' m.dh (-iyo, m.l) Neef aricad ah oo dheddig ah."
"ri' m.dh (-iyo, m.l) Neef aricad ah oo dheddig ah."
Wadaag:
Wax hoos u sii deyn.
Qof jago ama dhibco ka qaadid.
Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid.
Laf hilib ka dhammeyn.
Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho.
Laf hilib ka feenasho.
Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Geed laamo dhaadheer, dhuu dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.
m.dh
Wadaag:
Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waran, fallaar iwm ganasho.
Qof arrin fikrad ka dhiibasho ama ka qayb qaadasho.
Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho. 4. Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho. 5. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin. 6. U r.: wax dusha saarasho. 7. U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.
f.g3
-itay, -idatay
Wadaag:
Isu imaanshaha ciidan ay si nidaam ah meel isugu imaadaan.
m.dh
Wadaag:
Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l
Wadaag:
Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray.
Diin lagu jiray oo laga baxo, laga noqdo.
m.dh
Wadaag:
Ciidan si habaysan meel ugu safid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
Cid masabidid.
U r.: cid u hanjabid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: