Qeexid
"ld rubisaarid."
"ld rubisaarid."
Wadaag:
Wax hoos u sii deyn.
Qof jago ama dhibco ka qaadid.
Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Baaridda neef dheddig oo lo' ah laga baaro rimmay.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag:
Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar1.
m.l
Wadaag:
Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar2.
f.lg1
-ray, -rtay
Wadaag: