"(-bxay, -bixday; -bixi) Wax faa'iido ka helid."
Wadaag:
Faa'iidada wax laga helo.
m.l
Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.
f.g1
-xay, -xday
R. ah: hoore adag.
m.dh.kh
ld rubisaar1.
ld rubisaar2.
f.lg1
-ray, -rtay
eeg riibibax2.
m.f.dh
Meel riibi leh ka qaxid.
Hanti dulsaar ah oo laga qaato hanti la is amaahiyay.
m.dh
ld ribasho.
Cid masabidid.
U r.: cid u hanjabid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Nafley salka ku siqid.
f.mg3
-btay, -batay
Dhuug; gendi.
m.l.u
ld rubisaarid.
eeg ribinriib.